Gacan Ku Dhiigle Jeneraal Maxamed Cali Samatar Oo Dalka Mareyka Ku Geeriyooday
August 20, 2016 - Written by Berbera Today
Maraykan(Berberatoday.com)-Waddanka Maraykanka waxaa ku geeriyooday jeneraal Maxamed Cali Samatar oo ahaa madaxweyne ku xigeenkii hore ee Soomaaliya.
Allaha u naxariistee jeneraalka oo da’diisu ay ahayd 85 jir ayaa ku geeryooday isbitaal ku yaalla gobolka Virgina ee dalka Maraykanka, sida uu BBC-da u xaqiijiyey mid kamid ah qaraabada marxuumka.