berberatoday.com
Reer Laascaanood Oo Saska Qaaday Koodh Uu Xidhnaa Gudoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Xidhnaa Oo U Eg Direyska Ciidamada Iyo Weedho Lagula Kaftamay. “Waar Muusoow Askarinimadii Miyaanayn Dhamaan”.(Daawo Sawiirada Lebiska).
August 20, 2016 - Written by Berbera Today

Laascaanood(Berberatoday.com)-Musharraxa Xilka madaxtooyadda Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo kamid ahaa xubnaha Madaxweyne Siilaanyo ku wehelinaaya Safarka uu ku maraayo Degmooyinka Cadhi-cadeye iyo kuwo kale oo hoos-yimaada Laascaanood, isla markaana ku sugan Xarunta Gobolka Sool ee Laascaanood ayaa ku Lebisnaa Koodh Kaaki ah oo u eg Direyska Ciidamada.

Dadweynaha soo dhoweynaayey Waftiga Madaxweynaha ayaa su’aalo iska weydiinayaa Lebiska uu xidhan yahay shaqsi aan kamid ahayn Ciidamada Qaranka, kuwaasoo markay Madaxweynaha Salaamayan isagga Muuse ahaan si Kulul Indhaha ugu gubaayeen, waxa kaloo waxyaabaha Diidmada Lebiska Muuse tilmaamayey ee Reer Laascaanood ku kaceen kamid ahaa weedho Kaftan u badan oo ay kamid yihiin “Waar Muusoow Askarinimadii Miyaanayn dhamaan”. Weedhahaasoo u dhacaayey kuwa Kaftan Duurxul Siyaasadeed ku lamaan yihiin oo kasoo baxaayey Odayaasha Deegaanada.

Si kastaba ha ahaatee Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayey dabeecad u tahay inuu xidho dharka Boodhaha u e gee Kaakiga, hase-yeeshee kuma jirto wax ujeeddo ahaan la odhan karo wuu ka leeyahay xidhashada Dharkaa. Nala daawo Sawiirada Muuse ee shalay.

 

 

 

Xigasho Xogreebnews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews