Daawo Muuqalka”Gudida Doorashooyinka Somaliland Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya Dib U Dhac Ku Yimaada Doorashooyinka + Maxay Ka Yidhaahdeen?
August 21, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Afhayeenka Gudida Doorashooyinka Somaliland Siciid Cali Muuse Ayaa Ka Hadlay Wararka Sheegaya Dib U Dhac Ku Yimaada Doorashooyinka Isagoona Sidoo Kale Baaq U Diray Bulshada Gobolka Sool Oo Diwaangalintu Ka Bilaabmayso
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka
Berberatoday.com