berberatoday.com
Hadii Doorasho Dhacdo Maxaa Faa,iido Ah Ee Dalku Helayaa”Qalinkiii Khadar Maxamed Askar
August 21, 2016 - Written by Berbera Today

Anigo khaddar mahamed Askar Aahna muwadin ku dhashay kuna so guray gayiiga somaliland . Waxan iswaydiyay hadi doorasho dhacdo maxa laga fa.iido Ah ee wadanka keeni karta. Waxan xasuustay xiiligi u tartamayay siraanyo iyo qawlki beenta Aha ee u dadka ku hasawin jiray. Waxa ka mid Aha in u dalku cadaalad u bahan yahay isna u yahay qofka kaliya ee cadaalada keeni kara ilahay ka sakow marku siraanyo wadanka ku guulaystay maxa dhacay. Waxa u liibin labay cadaalad daradi waxa u biilabay wasiro. reerkisa ah oo ka Awood badan wassirada kale. Mar kaliyana Ano badalin isku shandhayn kasta oo dhacda. Eexda iyo luunsiga hantida ummada oo xadhkaha gosatay iyo waliba qoyskisa oo ku miilmay xukuunka . Ma beenba maya been maha . Waa wax iska cad sida dharaarta oo kale. Mararka qaar waxan xasuusta qaylaadi ka so yeedhi jirtay siraanyo. Marko wax ka sheegayo madaxwaynahi ka horeeyay ee dahiir riyaale taso ku sabsanayd dakada berbara waaxo ku dhalili jiiray in layska cuuno waxna Aan lugo qaban dadka dakhliga kaso xarooda dakaada berbara. siraanyo been cad Ayu dalka iyo dadka ku qabsaday manta waad Aragtan oo dalki dhama waxa ka socda boob waxa taas ka sii daran manta dakadi barbara wuu iibiyay waxana dalka ka socda waa lo jeeda waxba yaan hadalku ila si dheerane waxaso dhan markan xasuusto walahi doorasho haday dhacdo waxa iyana so socda dad qalatoyin Waxan hadalka kaga baxay tixdan gaban Ee hadraawi tiriyay Dadka aad ka dhalatiyo Dalka aad u dhalatiyo Nin la yidhi danta u tali Hadan laga dabqaatiyo Diric iyo fariid noqo Dibin daabyo ku ogow Duco iyo xusuus iyo Duug aad ka dhaxashide Xilka daacad ugu hay Ha dullayne gaadhsii Meeshay daraaddeed U galeen dagaakii Diiftiyo kulka lahaa Dib u dhaca ka maaree Dumar iyo rag hawl geli Kartidooda deeqsii Derjow sugnaatoo Guul baa u dagatee Alla doori saw kaa Darka jiidhay Maaweel! Waxaan dooddi kaga baxay Hdalkana ku daa idhi Nin dab liqay Rashiidow Dhuxul buu ka daacaa Ma darmaanta booddee Didday baan u jeedaa? Ma daliilka muuqdiyo Dhamac hoos ka darartoo Is dallaallimaysiyo Danbas baan aqaannaa? Halka Deyr wakhtigu dhigo Dib baa looga sheekayn Kaddaraa u magac bixin’

 

 

Khadar Maxamed Askar

Hargeysa.Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews