Khilaaf Culus Oo ka Dhex Qarxay Wasiirada Xanaanada Xoolaha Iyo Madaxtooyada +Daymadii Cukuse Iyo Dareenkii Maxamuud
August 21, 2016 - Written by Berbera Today
Laascanod(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada Xanaanada Xoolaha Cabdilaahi Cukuse ayaa la sheegay in uu markii u horaysay dhibsaday hadalo wasiir maxamuud xaashi caadaysaytay oo uu xiliyada wasiirada fadhiyaan madalaha uu madaxwaynuhu goob joog ka yahay uu si hoose ugu faro fariimo uu rabo in ay sida uu doonayo u gudbiyaan hadaba wararka aanu ka helayno khilaafka ayaa la sheegay in uu ka bilowday kadib markii wasiir cukuse lagu daray qorshaha madaxda hadlaysa halka wasiirk maxamudna uu ku dooday in aan loo dhiibin makarafoonka isagoo ku dooday goobta laga rabo uun wixii masuuliyin ah ee kasoo jeeda deegaanada sool iyo wixii soo raaca