Xujaajtii Ugu Horeysay Ee Sanadkan Soo Xaji Doonta Oo Ka Dhoofay Madaarka Diyaraha Ee Hargeysa + Tiradooda + (Sawiro)
August 21, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dufacadii Ugu horeysay ee xujaajta sanadkan soo xaji doonta ayaa waxa ay maanta ka dhoofeen madaarka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa .

Xusaastan oo ay tiradoodu aheyd 194 ayaa waxaa madaarka Cigaal International Airport ku sii sagootiyey masuulyiinta madaarka Hargeysa oo ay ka mid yahiin agaasimaha wasaarada duulista , wasiirul dawlaha wasaaradasi , Maaamulaha madarka Hargeysa iyo masuulyiin kale .
