berberatoday.com
Beesha Cabdala Arab Oo Bayaan Adag Ka Soo Saartay Xoghayihii Gobolka Togdheer Oo Cali Mareexaan Usoo Magacaabay Masuul Beesha Bariga Burco Kasoo Jeeda
August 22, 2016 - Written by Berbera Today

WAR SAXAAFADEED …….,…………………..’…., Sida Aynu wada ognahay Beelaha Togdheer Waxaa Saami Ahaan Ay Ka Wada Muuqdaan Maamulka Gobolka Taas Oo Ay Beesha Arab Bari Ku Lahayd Xoghayaha Fulinta Gobolka Togdheer iyadoo ilaa Intii Lagu dhawaaqay Somaliland sidaa loo wada qaybsanayey xubnaha maamulka Gobolka Hada waxaa Dhacday In Wasiir Ka tirsan xukuumada Siilaanyo Uu u Soo Magacaabay Xoghaye Ka Soo Jeeda Beesha Bariga Burco Iyado Maamulka gobolka Laga Tirtiray Beeshan Waxaanu U Aragnaa in Xukuumada Siilaanyo Ay ku Hayso Qabyaalad Badheedh Ah Taas oo Ah Mid Cad oo Aan Geed loogu soo Gaban iyadoo aynu ognay In Go,aankii guurtidu ay ka gaadhay Bali Diiriye Guuleed Ay Madaxtooyadu Hortaagantay In La Fuliyo Go,aankaa, Waxaanu Cambaareynayaa falalka Qabyaaladaysan ee Ay wado xukuumada Axmed Siilaanyo Dhowaana waxaanu ka soo saari doontaa War cad

 

 

Allaa Mahad Leh

Aqoonyahan Cabdilaahi Sheekh Aadan Abokor

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews