berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Ururka Kulan Oo Cisbataalka Dhimirka Ee Berbera Ugu Deeqay Furshaanta Lagu Seexdo Iyo Taangi Biyood 40 Foosto Qaada Oo Ay Udhiseen
August 22, 2016 - Written by Berbera Today

kulanBerbera(Berberatoday.com)-Ururka Kulan oo ka dhisan dalka Debediisa dalka Gudihiisana xarumo kuleh kana shaqeeya caawinta dadka tabaalaysan ee kujira Cisbataalka Dhimirka ama Maskaxda ee Berbera ayaa maanta Cisbataalkaas ku wareejiyay furshaan hurdo Marwaxado iyo Taangi Biyood 40 foosto oo biyaha ah qaada oo sabad ah oo ay goobtaas Cisbataalka Uga dhiseen.

Waxaana kasoo qeyb galay ku wareejinta Deeqdan Cisbataalka dhimirka Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Cabdishakuur Maxamud Xasan(Cidin)iyo Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Saaxil Maxamed Indhabac iyo Maamulaha Guud ee Cisbataalada Berbera Maxamud Cige Yuusuf Waxaanay dhamaantood masuuliyiintaasi mahad Naqeen Ururka Kulan ee deeqda soo bixiyay iyaga oo kula dardaarmay in aanay deeqaha iyo caawinta walaaladooda xanuunsan aanay joojin.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Barnaamijkan oo Dhamaystiran

DSC05351 DSC05368 DSC05387 DSC05389 DSC05370 DSC05373 DSC05391

DSC05394 DSC05354 DSC05355 DSC05364

DSC05346 DSC05347

DSC05395 DSC05396 DSC05397

DSC05370

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews