berberatoday.com
“Ictiraafka Somaliland U Waalatay Waxaan Rejaynayaa Inaan Kasoo Fujiyo Caalamka..” Wasiir Maxamed Mixille Boqore
August 22, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxamed Mixille Boqorre oo ahaa Guddoomiyihii hore ee Hay’adda Shaqaalaha dowladda Somaliland, immikana loo magacaabay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda arrimaha dibedda, ayaa sheegay in uu noqon doono ninkii ugu horreeyey Beeshiisa ama gobolka Awdal ee ka hawlgala Ictiraaf-raafka oo uu sheegay inay Somaliland u waalatay.

MAXAMED MIXILLE BOQORRE WASIIRU-DOWLAHA ARRIMAHA DIBEDDA 2016

Mixille waxa uu sheegay inay Beesha dhexe isku koobtay Masuuliyadda aqoonsi-raadinta Somaliland, isla markaana Beelaha gobollada Awdal iyo Sool aanay hore uga qayb-qaadan, taasina ay ka mid tahay caqabadaha hor-taagan Aqoonsi buuxa oo ay Somaliland ka hesho beesha caalamka, hase-yeeshee uu isagu ballan-qaadayo inuu arrintaas kala hadlo Bulshada Caalamka sida uu ku dooday.

Waxa uu Wasiiru-dowlaha cusub ee Wasaaradda arrimaha dibedda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Maxamed Mixille Boqorre sidaa ku sheegay hadal uu ka jeediyey Xaflad uu ku wareejiyey Xilkii Guddoomiyaha Haya’dda Shaqaalaha oo uu kaga tirsan Guddoomiyaha cusub ee Hay’addaas, waxaanannu hadalka Wasiiru-dawlaha dibedda Mr. Mixille idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

Berberatoday.net

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews