berberatoday.com
Labo Qarax Oo Ka Dhacay Magaalada Gaalkacayo Ayaa Galaaftay Nolosha Ugu Yaraan Toban Ruux Dad Kalana Dhaawacyo Gaadhsiiyay
August 22, 2016 - Written by Berbera Today

Galkacayo(Berberatoday.com)-Labo qarax oo ka dhacay magaalada Gaalkacayo ayaa galaaftay nolosha ugu yaraan toban ruux dad kalana dhaawacyo gaarsiiyay.

Qaraxa koobaad ayaa ka dhacay xafiiska dawladda hoose, qaraxa labaad ayaa isna daqiiqado kaddib ka dhacay isla goobtaasi, waxaana la soo sheegay in ay rasaas dabo socotay.

galka

Qaraxyadaas ayaa la sheegay in loo adeegsaday gawaari.

Dad goobjoogeyaal ah ayaa sheegay arkeen dad dhintay iyo kuwo kale oo dhaawac soo gaaray.

Dadkaas waxaa ka mid ah laamaha ammaanka iyo shacab.

Ururka Al Shabaab ayaa sheegtay in ay ka dambeeyaan masuuliyadda weerarkaas.

Maamul goboleedka Puntland ayaa cambaareeyay weerarkaas.

 

 

 

Sourec BBC

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews