berberatoday.com
“Markay Dorashadu Timaaddo Waxa La Yidhaahdaa Buuraha Kimis Baanu Idiin ka dhigeynaa”Waxgaradka Degmada Boon Oo Xukumada Ka Cawday
August 22, 2016 - Written by Berbera Today

“Degmada Boon Malaha Saldhig Booliis Iyo Xarun Caafimaad, Laakiin Markay Dorashadu Timaaddo Waxa La Yidhaahdaa Buuraha Kimis baanu Idiin ka dhigeynaa” Waxgaradka Degmada Boon Oo Cawday

 

Boon(Berberatoday.com)-Qaar ka mid ah Waxgaradka iyo Odayaasha Degmada Boon ee Gobolka Selel, ayaa cabasho xoog leh ka muujiyey Degmada oo aan lahayn Xarun Caafimaad, Saldhig Boolis iyo inta badan Adeegyada kale ee aasaasiga ah.

Odayaasha degmadaasi oo Shalay Warbaahinta kula hadlay gudaha Boon, ayaa sheegay inay degmada hoos yimaaddaan dad ka badan 20 kun oo qof, laakiin aanay lahayn adeegyadii aasaasiga ahaa, hasa-ahaatee marka doorashadu soo dhawaato loo ballan-qaado in baahiyaadkooda wax laga qabanayo, laakiin aanay waxba ka rumoobin ballan-qaadyada.

“Degmada Boon Ummadda ku nooli kama yara 20 kun oo Ruux, laakiin malaha Saldhig Boolis oo Ciddii dambi gasha lagu xidho, ama Booliiska la keenaa uu dego, malaha gaadiidka Gurmadka Deg-degga ah, laakiin marka Doorashadu timaaddo ayuun baa cod buuran laga qaataa. Waxaan leeyahay Madaxweynaha Somaliland, Madaxweyne ku-xigeenka iyo Wasiirka Arrimaha gudaha waxaan leeyahay Degmada Boon miyaa la iloobay ? waayo, waxa ka maqan wax badan oo haykalkii Dawladnimo ah, waxaanu is leenahay waxa sidan idiinku wacan Gobolka Selel oo la nagu daray markii Degmooyinka la bixinayey, annaga oo markii hore Awdal ka tirsanayn.” Ayuu yidhi, mid ka mid ah Odayaasha degmada Boon oo ka mid ahaa waxgaradka Shirka jaraa’id qabtay, waxaanu intaa ku daray, “Awrka iyo Qofka waxa u dhexeeya Hoggaanka, maaddaama oo Degmada Boon ka mid tahay deegaannada Dawladdu masuulka ka tahay ma Maamulka Degmada ayaan ku xidhnayn Gobolka, mise Degmada Boon waa laga maarmay. Marka Doorashadu timaaddo ayuun baa Rag yimaaddaa yidhaahdaa Buuraha waxaanu ka dhigeynaa Kimis, Baddana Maraq..”

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews