berberatoday.com
Daawo Muuqaalka”Waalidiinta Inan Yar Oo Kalida Looga Saaray Wiil Uu Dhalay Wasiir Cali Mareexan Oo Sheegay Inuu Khiyaameyey Inanta Yar Iyo Fadeexadii Qarniga Oo Ka Dhalatay
August 23, 2016 - Written by Berbera Today

kalyo
Burco(Berberatoday.com)-Waalidiinta Inan Yar Oo Kalida Looga Saarayo Wiil u dhalay Cali Mareexan Oo Sheegay Inuu Khiyaameyey kuna kaxaystay Si qarsoodi ah si kalida Loogu galiyo Inan u Dhalay Wasiirka hawlaha guud oo labada kalyood istaagen.

Waalidiinta Soo Korsaday inantaasi yar oo ah ayaydeed Hooyo iyo awoowgeed Hooyo ayaa Sheegay in aanay Waxba ka ogayn arinkaasi si qarsoodi ahna Hindiya Loogu Qaaday inantoodi kali kamida labadeedii kalyoodna lagala baxay oo loo galiyay wiilka kalyuhu istaageen ee wasiir Cali mareexan dhalay.

Waxay Waaalidiintaasi codsadeen in ay hayadaha xuquuqal insaanku ay kasoo gaadhaan khiyaamada lagu kaxaystay inantaasi, yar ee uu Caqliga ka xaday wasiirka hawlaha guud si kalida loogu galiyo wiilka u dhalay, iyagoo ay joogaan caruuro kale oo udhalay oo hadii loo baahdo u uga saari karo, waa siday hadalkooda u dhigeene.

 
Hoos ka daawo Muqaalka Ayeeydeed iyo awoowgeed oo ah siday warbaahinta u sheegeen inay soo korsadeen.
 

 
 
 
 
 
 
 
 
 
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews