berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Wasiirka Dhawaan loo Magacaabay Wasaarada Ganacsiga Oo Si Balaadhan Loogu Soodhaweeyay Deegaamada Udhexeeya Berbera Iyo Hargeysa
August 24, 2016 - Written by Berbera Today

Cumar shacaybBerbera(Berberatoday.com)-Wasiirka Cusub ee wasaarada Ganacsiga Iyo Maalgashiga Cumar Shuceyb Maxamed oo dhawaan Magacaabay Madaxweynaha somaliland ayaa maanta sibalaadhan loogu soo dhaweeyay deegaamada udhexeeya Berbera iyo hargeysa iyada oo degaamada sida baladhan loogu soo dhaweeyay ee uu fagaaraha kala hadlay dadweynaha ay kamid ahaayeen Awbarkhadle, dhubato, Dacarbudhuq,Sheekh Abdaal, Lafaruug, Xamaas,Derigidle iyo magaalada Berbera, 

Soodhaweynta wasiirka ayaa waxa ka qeyb qaadanaayay shacab weyne aad utira badan oo kasoo jeeda deegaanka Gobolka Saaxil iyo Masuuliyiinta Haayadaha dawlada ee Gobolka Saaxil sidoo kale waxa wehelinaayay Wasiirka oo socdaalka la socday sadex wasiir kuxigeen oo kala ahaa Wasiir Kuxigeenka wasaarada xanaanada Xoolaha Cali Gadheer, wasiir Kuxigeenka Wasaarada Maaliyada Cali Dhegoole iyo wasiir Kuxigeenka Wasaarada warfaafinta Shugri Xariir sidoo kale waxa isna kamid ahaa waftiga Wasiirka Madaxa Raashimada Haayada cuntada aduunka WFP waxa kaloo iyaguna magalada Berbera Wasiir Kusoo dhaweeyay Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Jaamac Yuusuf Axmed iyo Maareyaha Dekeda Berbera Axmed Yuusuf Dirir

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warbixinta Soodhaweynta Wasiirka Ganacsiga Ee Gobolka Saaxil

DSC05430 DSC05447 DSC05440 DSC05441 DSC05452 DSC05453 DSC05467 DSC05419 DSC05482 DSC05484 DSC05501 DSC05502 DSC05503 DSC05520 wfp DSC05513 DSC05514 DSC05515 DSC05502

DSC05490 DSC05488 DSC05470 DSC05471 DSC05469

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews