berberatoday.com
Sir Culus ;- Sheekada Cali mareexaan kalyaha Inankiisa looga saarey gabadh agoona iyo sidey udhacdey
August 24, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

calimWasiir Cali mareexaan wiil kiisa kelyuhu fadhiisteen ee uu gabadha yar uuga saaray kelida waa inankii uu Ethiopia dhowrka bilood u diray ee markuu soo laabtay uu yidhi derejo Kabtan nimo ah siiya oo immigerationka ku qora oo Airportka geeya. Ummadii oo dhan baa an-fariir ku dhacay markii wiilkii kabtan loo lebisay. Dabeed isla markiiba kelyaha ayaa fadhiistay ileyn carabka dadku waa balaayo e. Cali mareexaan wuxuu India u dhoofiyey 15 qof si loo helo mid kelyaha ka caafimaad qaba oo looga bedelo. 14 waxa laga helay xanuuno dabeed gabdhii shan iyo tobnaad ayaa looga saaray keli. Gabadha yar waxa lagu khiyaameeyey waxa lagu geynayaa Europe waxaana lagu siinayaa $25 kun. Markii ay kelidii kala baxeen waxa inantii yarayd lagu yidhi inaadeer kaa baad badbaadisay oo meelna lagu geyn maayo. Cali Mareexaan wuxuu leeyey ilaa 10 caruura haduu keli cid uuga saarayo wiil kiisa. Hase yeeshee kibir iyo awood ayuu u sheegtay gabadh yar oo agoon ahayad. Hadaba bal aynnu eegno Cali iyo caruur tiisu waxay ku danbeeyeen. Kelida uu gabadha kala baxayna mid u shaqayn doonta maaha. Cali waxa hayaa waa kibir uu lacagtii ummada 15 qof India ku geeyey. Cali Mareexaan waa nin jaahila oo qabyaalad mooyaane aan wax kale baran oo moodaya in uu ku nabad gelayo dadka uu qalanayo. Caruurta ha la ilaashado kol hadii wasiiradi dad qalatooyin noqdeen

Abdi Mustafe
Abmustafe123@gmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews