Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland ee xukuumadii marxuum Madaxweyne Cigaal Prof Maxamed Siciid Gees ayaa waxaa uu ka hadley qadiyada aqoonsiga Somaliland
Prof Maxamed Siciid Gees ayaa waxaa uu sheegay qof kasta oo Somaliland diidan jiritaankeeda in ay dantuba keeni doonto isla markaana gooni isku taagu yahay rabitaan shacbi
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Berberatoday.com