berberatoday.com
Wasiir Diiinta Iyo awqaafta Somaliland Oo Ka Waramay Dhallinyaro Hargeysa Joogta Oo Loo Xidhay Tuhun Ah Inay Ka Baxeen Diinta Islaamka
August 24, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Cabdillaahi Axmed, ayaa ka hadlay warar muddooyinkan dambe isa soo tarayay oo sheegaya in ciidamada Boolisku Hargeysa ku qabteen dhallinyaro diinta ka baxday.

 

Wasiir Khaliil oo shalay hortagay golaha guurtida, ayaa waxa ay xildhibaanadu wax ka weydiiyaan dhallinyaradan oo warkoodu noqday mid aad loo hadal hayo, waxaanu yidhi “Dadka masiixoobay tuhunkaasi wuu yimid laakiin wax ku cadaaday ilaa hadda ma jiraan, xaqna waxay u leeyihiin dadkeenu xuquuqdooda inaynu ilaano.” ayuu yidhi Wasiirka oo intaas raaciyay  “Dadkaas Boolisku gcantay ku hayaan, waa dhawr dhallinyaro ah, calaamadihii kiristaanka waa laga baadhayaa, warbixin ayaana laga qoray oo baadhis ayaa ku socota, mana filayno dadkeena dad dhaqso u masiixoobaa inay jiraan, markaas taas baadhis ayaa lagu hayaa.” sidaas ayuu wasiirku ku soo koobay hadalkiisa

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews