berberatoday.com
Dawlad Shacabka Muslimka Ka Joojisay Xidhashada Dharka Asturan Ee Haweenku Xidhaan
August 25, 2016 - Written by Berbera Today

Paris(Berberatoday.com)-Dawlada Faransiiska ayaa  Joojisay In dumarka muslimka ahi ku  dabaashaan  Dhar Asturan.

Booliiska Faransiiska ayaa xeebta Nice dharka kaga saaray haweenay Muslim ah oo xeebtaasi u tagtay inay ku dabaalato kadibna cashuuray.

Dawlada Faransiisku,  waxaa ay sheegtay in dharka asturan ee dumarka muslimka ahi xidhaan ay ka hor imanayo dhaqamada shacabka dalkaas oo ay sidaasi u joojisay.

Dawlada Faransiisku waxaa ay marar hore sidan oo kale isku dayday inay joojiso xijaabka ay xidhaan dumarka Muslimiinta ahi balse waxaa si wayn uga soo horjeestay Go’aamadaasi dadka muslimka ah ee ku nool dalkaas.

Faransiiska oo muslimiin badani ku noolyihiin waxaa dadka muslimka badanaa loo arkaa kuwo argagixiso ka tirsan waxaana cadaadis xoogani lasoo darsay kadib markii la weeraray huteel lagu caweeyo dabayaaqadii sanadkii hore.

Shacabka Muslimka waxaa inta badan cadaadis dhinaca diinta ahi kaga yimaadaa waddamada reer Galbeed kuwaasi oo inta badan isku daya inay waxyeeleeyaan ama diidaan dhaqan suuban ee Diinta Islaamka.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews