berberatoday.com
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Mar Kale Ku Celiyay Inuu Musharax Yahay Sharci udiidayana Aanu Jirin
August 25, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Hogaamiyaha xisbiga mucaridka ucid eng faysal cali waraabe ayaa ka hadalay mar uu maanta munaasibada xisbigiisu ku qabsaday magaalada hargeysa ka cadeeyay in aanay jirin cid ka mamnuucaysa in uu u tartamo jagada madaxweyne faysal cali waraabe oo arimahasa ka hadalay waxa ka mid ah hadaladiisifaysal cali waraabe.

“faysal ma ordi karo yaa yidhi  yaa iga mamnuucay ma quraan ban igu soo dagay qof kasta waan la ordaya qofkii ucida ee la is leeyahay guul waa keeni karay waa lal tartamaya

arimahan yar ee xisbiga ka jiran waxa maacna aha ma samaynayan  waxa aad ka maqaashan warbahiinta waxa samayn leh ma aha ee xisbigu waa ka shaqaynaye shirirkii ka qaybgalye laamihiisi leh waxa inaga maqaani ma jire arintan yariina waa arin yar oo la doonayo in xisbiga lagu cambareeyo ee waa la isku haysta waay soo af jaarmaysa insha allaahu taacala

xisbigu sharcibu leeyahay sharcigiisu ku soconaya wixii tabaasho ah xeerka xisbiga lagu kala baxaaya marka waxa facebookyad iyo waxaa dhag ha u dhigina .

sidoo kale gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe waxa uu shaaciyay wakhtiga raasmiga ah ee xisbigiisu u soo saari doono musharax madaxweyne iyo ku xigeen waxa aanu sheegay in ay ku dhawaaqi doonan bisha 10aad ee sanaadkan waxa aan hadaladiisa ka mid ah

insha allahu dacaala bisha ogtoobar ayaynu soo saari doona musharaxiinta   hadii alle idhaahdo waayna naga dhamaan doonta si dhakhso ah Ayuu Hadalkiisa Ku Gabagabeeyey Eng Faysal Cali Waraabe

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews