berberatoday.com
Inan tii Nasiibka Xumayd !Qalinkii Suxufi miyaami…
August 25, 2016 - Written by Berbera Today

Naciima Abwaan Qorane Waa Gabadha Dhalin Yaraah Oo U Dhalatay Somaliland Kana Soo Jeeda Asal Ahaan Sida Aan Warystay Caasimada Somaliland Ee Hargysa Waligeed Maysan Arag Meel Ka Baxsan Dhulkeeda Hooyo Ee Somaliland manaysan Arag Meel Uu Ka Taagan Yahay Calanka Somaliland Maahane Meel Kale Naciima Wax Ay Ku Bar Bartay Oo Ay Hooyadeed Iyo Aabaheed Ku Koriyeen Dhulka Nabada Ah Ee Somaliland Ma Garanayso Micanaha Dhulka Hooyo Leeyahay Mana Fahan Sana Duruufahii Qalaf Sanaa Ee Loo Soo Maray Dhulka Somaliland Ee Ay Wax Ka Bartay Kuma Dhaltay ma Garnayso Dalka Aabaheed Iyo Hooyadeed Ku Jiray Iyo Haraadkii Iyo Gaajadii Ay U Soo Mareen Calanka Somaliland in Si Nabad Ah Dhulka Looga Taago Naciimo iydaan Aqoon Ku Filan Oo Hagta Lahayn Iyo Waayo Argnimo Hore Oo Ay Ku Tagtay Dalaal Kale Ama Magaalooyinka Somaliland Qaar Ka Mid Ah Ayaa Wax Ay Si Toos Ah Wax Ay Booqasho Gaaban Ku Tagtay Dalka Somaliya Gaar Ahaan Caasimadiisa Muqadisho Oo Ay Ka Socodaan Waqti Xaadirkan Dagaalo Iyo Mashaqooyin Aad U Xanuun Kuluul Iyo Qadiyado Adag Oo Is Huwan Naciima Wax Ay Maqali Jiray Calanka Somaliya Waa Calanka U Eeg Cirka Inaga Sareeya Balse Aqoon Fiican uma Laha Calanka Mana Arag Meel uu Ka Taaganaa Calanka Somaliya Ka Hore Intaanay Soo Caga Dhigan Caasimada Somaliya Ee Muqadisho Naciima Wax Lagu Casuumay Masraxiyad Fagaaraah Oo loogu Talo Galay Inay Raygeeda Iyo Aqoonteeda Iyo Hibada Eebe Siiyaay Ee Ah Hal Abuur Nimada Kaga Sheekayso Balse Nasiib Daro Naciimo Maysan Fahan Samayn Waligeedna Maysan Arag Goob Fagaarah Oo Lagu Yidhi Ka Hadal Wax Ay Iska Iska Markiiba Goobta Fagaarah Ee Lagu Casuumay Ku Bilawday Hadal Qadaf Iyo Meel Ka Dhac Ku Ah Qaranka Somaliland iyo Guud Ahaanba Dhalin Yarada Aqoon Yahan Kaah Ee Reer Somaliland Ee Ku Kala Dugan Daafaha Caalamka Wax Ayna Hadalkeeda Ku Bilawday ” intii Aan Anigu Garaad Saday Wax Aan Ku Garaad Saday Bur Burkan Iyo Qarax Yadan Laakin wax Aan Nasiib U Yeeshay Inaan Garaadkayga Ku Dabo Galo Aniga Maxaa IGA Horeeyaay 1960 Ilaa intii Uu Siyaadiyo Bare Uu Qabsaday Wax Ay Ahaayeen Dawladahii Dhashay Dhashii guumaysiga Laakin Dawladii Siyaad Bare Wax Ay Ahayd Dawlad Dhib iyo Dheef teedaba Wada Ta ” Intaas Ka Dib Wax Ay Naciimi Guda Gashay Aflagaado Iyo Caysarbeeb Ah Oo Ay Qaranka Somaliland Ku Durayso Kuwaasi Oo U Ee Kaa Kuwo Loo Soo Dhiibay Wax Ayna Tidhi “Laakin Soomalidu Wax ay Ku Xun Yahiin Hadaad Kun Sano Xanbaar Sanaato Oo Ay Maalin Kaa Dhacaan Maalintaasay Xasuusan Yahiin Somalidu Iminka Waa Saddex Waa Qayb Joogta Wali Nidaamkii Dawladnimo Ee Dhisnaa Oo Ay ka Awood Bada Tay Bur Burkan Iyo Qalalaasahan ka Jira Wali Dalkii Hooyo Iyo qayb Iyagu Intay Dawladii Naga Bur Buriyeen Oo Gobolo Nagu Ooday Oo Shilimaadkii Cashuurta ahaa Ee Ay Naga Uruurinayeen Noogu Daray Inay Caadifad Iyo Nacayb Nagu Abuuraan Aniga Iyo Qaar Kale oo Dhalin Yaro Kaloo Badan Oo Aan Nasiib U Helin Calanka Buluugaah Ee Somaliya ” Halkaasi Markaa Marinaysay Hadal ka Wax Naciima Ay Bilawday Inay iska Ilmaysiiso Iska Markaan Niyada Iyo Quluubta shacabka somaliya ee Goobta Ku Sugan Ka Dhaadhaciso In Nidaamka Qaran Ee Somaliland Ka Jiraa Yahay Mid Xabsi Ah Oo Cuno Qabtayn Lagu Hayo Dadka oo Dhan Maadama Ay Sheegtay Inay Yahiin Gobolo Lagu Caadifadaynayo Iska Markaan Lagu Qudh Gooynayo Nidaamka Somaliya Ka Jira Taasina wax Ay Ahayd Mid Aan Waxba Ka Jirin Balse Inaantu Aanay Fahan Sanayn. Miisanka Hadal ka Afkeeda Ka Soo Baxayaa Inta Uu Leeg Yahay Iyo Saamaynta Uu Ku Yeelan Karo Kumanaankii Aabayaashood Naftooda iyo Lixaadkooda Iyo Maskaxadooda Ku Waayeen Jiritaanka Calanka Saddexada Midab Ka Kooban Ee Dul Ba Banaya Dhulka Somaliland Khaatumada Rabow Khayr Noogu Khatin Aamin Qalinkii Eng Miyaami Siciid

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews