Laba Wasiir Oo Ka Soo Jeeda Beesha Siilaanyo Oo Iska Kaashaday Xil Ka Qaadista Xoghayihii Gobolka Togdheer
   August 25, 2016 - Written by Berbera Today
       
       
   
    
Hargeysa(Berberatoday.com)-Laba Wasiir oo ka soo jeeda beesha Madaxwayne Siilaanyo islamarkaana kala ah wasiiradda madaxtooyadda iyo hawlaha guud ayaa ku guulaystay qorshe ay ka shaqaynayeen bishii u dambaysay kaas oo ahaa xilka qaadista xoghayaha fulinta gobolka togdheer iyagoo taas bedelkeedana ku badalay masuul ka soo jeeda beeshooda habar jeclo (Reer Daahir
halka masuulka xilka laga qaaday uu ahaa (Cabdalla Arab) wasiiradan ayaa la sheegay inay xilka qaadista masuulkan ku macneeyeen in badhasaabka oo ay isku beel yihiin yahay gudoomiyihii gobolka