berberatoday.com
Maydka Jen. Maxamed Cali Samatar oo laga Soo Dajiyay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Ee Aadan Cadde M
August 25, 2016 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Waxaa saaka dhaw laga soo dajiyay garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde, Maydka Allaha u Naxariistee Jen. Maxamed Cali Samatar oo dhawaan ku geeriyooday dalka Mareyanka, waxaana naxashka lagu siday meydkiisa la huwiyay calanka Somalia.

2016825636076948999470129meydka1

Ciidammo ka tirsan kuwa Millateriga Somalia ayaa Salaan-sharaf siiyay Meydka, iyadoo la garaacay Astaanta Qaranka, waxaana loo xiray soo dajinta maydka iyo aaskiisaba inta badan waddooyinka muhiimka ah ee Muqdisho.

Garoonka diyaaradaha ayaa waxaa ku sugnaa madaxda dowladda, wasiirro, saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka iyo Mas’uuliyiin kale. Waxaa lagu wadaa in lagu Aaso dhismaha wasaaradda gaashaandhigga Somalia, waxaana saaka ka Qayb-galaya madaxda sare ee Dowladda Federaalka.

Ugu dambeyn, Allaha u naxariistee Jeneraal Maxamed Cali Samatar ayaa dhawaan ku geeriyooday gobolka Virginia ee dalka Mareykanka oo uu ku noolaa tan iyo markii ay burburtay dowlada

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews