Xubno Maamulka Puntland Usoo Direy Carqaladeynta Diwaan Galinta Ka Socota Gobolka Sool Oo Wali Ku Sugan Buhoodle Iyo Xukumada Somaliland Oo Afka Ka Xidhatey.
August 25, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maamulka Puntland oo mudooyinkii u danbeeyeyba gobolka buuhoodle iyo deegaano ka tirsan gobolka sool ka waday qorshe ay ku khal-khalinayaan diiwaangalinta codbixiyayaasha

ee sida rasmiga ah uga bilaabmatay gobolka sool iyo gobolka buuhoodle ayaa waxay maamulkaasi deegaanka Buuhoodle usoo direen ciidamo tiro badan iyo afar masuul oo ka tirsan maamulkooda.