berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Gudoomiye Kuxigeenka Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SECJA Oo Cadeeyay In Aanu Jirin Urur Ay Saxaafada Somalialand Ku Midaysan Yihiin Kana Digay In Magaca Saxaafada Somaliland SOLJa Ku Shaqaysato, Fariin Culusna Udiray Deeq Bixiyayaasha Iyo Cidkasta Oo Saxaafada S/land Caawisa
August 28, 2016 - Written by Berbera Today

SakaaroBurco(Berberatoday.com)-Gudoomiye Kuxigeenka Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SECJA Axmed Muuse Maxamed(Sakaaro) Oo maanta shirjaraa,id ku qabta magaalada Burco ayaa Cadeeyay In Aanu Jirin Urur Ay Saxaafadeed ay suxufiyiinta Somalialand Ku Midaysan Yihiin isagoona sheegay inay jiraan ururo saxaafadeed oo tira badan oo ay ku kala jiraan suxufiyiin ku kala aragti duwan qaabka saxaafada Somaliland ay ula macaamisho Xukumada iyo Haayadaha caalamiga ah ee Deeqaha ku bixiya kobcinta iyo kor uqaadida suxufiyiinta Somaliland iyo xarumaha warbaahineed ee dalka gudihiisa ka jira.

sidoo kale waxa uu Gudoomiye Kuxigdeenka ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SECJA ka Digay In Magaca Saxaafada Somaliland aanay ururka SOLJa Ku Shaqaysato sidoo kalena aanay Matalin.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan Oo Dhamaystiran

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews