“Dalka Ayaanu Iidinla Leenahay Ma Nihiin Laaji Cirka Kasoo Dhacay,Waxanu Rabnaa Xuquqdayadii, Dib Iidin Kusoo Caban Mayno”. Waxgaraadka Beelaha Gabooye.
August 28, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaar kamida sulaadiinta,Boqorada, Ugaasyada iyo Madax dhaqameedka Beelaha gabooye ee Somaliland ayaa Fariin garnaqsiya hawada umariyay Madaxda ugu saraysa qaranka somaliland iyaga oo kacabanaya in aanay helin saamigii ay ku lahaayeen dalka ee dhinaca Mansabyada qaranka ee heerarka qaranka iyo gobolada dalka
“Dalka ayaan Iidinla Leenahay ma Nihiin Laaji Cirka kasoo Dhacay, waxanu Rabnaa Xuquqdayadii, Dib Iidin kusoo Caban Mayno”. Waxgaraadka Beelaha Gabooye