berberatoday.com
Hargeysa”Shacab Qaylo Kasoo Jeediyay Boob Ay Sheegeen Inay Ku Hayaan Wasiiro Xukumada Siilanyo Katirsan,Maayarka Hargaysa Iyo Sheekh Aadan Siiro Daawo Muuqal
August 28, 2016 - Written by Berbera Today

Hargaysa(Berberatoday.com)-Qaar Ka mid ah Shacab Danyar Ah oo Ku Nool Magaalada Hargaysa Ayaa Cabasho BAlaadhan Waxaa Ay KA muujiyeen Masuuliyiin Ka tirsan Xukuumada Somaliland Kuwaasi oo ay sheegeen inay Ka Qaadayaan Dhul ay deganyihiin. Waxay ugu Baaqeen In Wasiirka Cusub ee Arimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon) kasoo gaadho koox Shufto ay ku sheegeen oo isku bahaystay inay dibedda alaabta ugu daadiyaan.

Masuuliyiintan ay eedaha usoo jeediyeen isla markaana dadkani ka cabanayaan waxaa ka mid ah Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali,Wasiirka Maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan, Maayarka Caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan Soltelco, Wasiir ku xigeenkii Hore ee Amniga Maxamed Muuse Diiriye iyo Sh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray [Sh. Aadan Siiro].

dhulka lagu muran yahay

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews