berberatoday.com
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro Oo Cisbitalka Ku Booqdey Siyaasi Maxamed Biixi Caalin Ooto Oo Xaalad Caafimaad U Jiifa + (Sawiro).
August 29, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa  shalay   Cusbitaalka Edna ku booqday Siyaasiga Maxamed Biixi Caalin (Ootto), oo toddobaadkii u dambeeyay u jiifay Xaalad Caafimaad.

IMG-20160828-WA0014

Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Cirro waxa uu IIIaahay uga baryay innuu Caafimaad sarreecana siiyo Mujaahidka Ootto Biixi oo ka mida Odayaasha Somaliland, waxaannu sheegay inay Xisbi ahaan wixii taageero buuxda la garab is taagi doonnaan.

Waxa kale, oo uu sheegay Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), in Xisbigiisu uu gacan wayn ka gaysan doonno sidii Maxamed Biixi Caalin loogu qaadi lahaa magaalada Addis ababa ee  dalka Itoobiya, si halkaas loogu soo daaweeyo Xaaladdiisa Caafimaad oo sida Dhakhaatiirku sheegeen u baahan Cusbitaallada waa wayn ee dalalka aynu jaarka nahay ee Ethiopia iyo Djibouti oo kale.

IMG-20160828-WA0015

Sidoo kale, Siyaasiyiin kala duwan iyo Asxaab tiro badan ayaa maanta ku booqday Cusbitaalka Adna Siyaasiga Maxamed Biixi Caalin oo xaalad Caafimaad u yaalla Cusbitaalkaas.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews