berberatoday.com
Maamulka Wakaalada Biyaha Burco Oo Kufashilmay Adeega Biyaha Ee Bulshada Burco
August 29, 2016 - Written by Berbera Today
Maamulka wakaalada biyaha burco ayaa kukuuldaraystay in ay hormuriyaan adeega biyaha ee gobolka togdheer gaar ahaan magaalada burco waxaanay kufashilmeen guud ahaan masuuliyadii ay uhayeen bulshada xafadaha magaalada burco qaarkood waxaa soofoodsaartay biyo yaraan oo markii hore helijiray biyo joogta waxaan dhacda in maalmaha qaar ay biyuhu go,aan 27 bishan ayay ahayd markii ay qabo kamida magaalada burco biyaha qasabaduhu isubadaleen dhoobo cas oo wel wel badan abuurtay taaso lagu sababaynayo maamulka wakaalada biyaha burco oo aan aqoon ulahayn cilmiga biyaha iyo xaga tigniishinka oo anu aqoon ulahayn maareeyuhu waxa jira warar sheegaya in wakaaladu gashay xiligi ugu musuq maasuqa badanayd 
Taangiyadii kaydka biyahe eee fur furnaa ee  ceelka jaaliyada kayd ahaan uyaalay oo uu iibsaday maareeyaha wakaaladu kana iibiyay dad shacaba oo kaganacsada bir libaaxada 
Keesinkii ceelasha oo la iibiyay lagana iibiyay dad shacaba taaso ay kaxishoonjireen maamuladii ukala danbeeyay Wakaalada biyaha burco
Arimaha ayaa sababay Niyad jab kuyimaad shaqaalaha wakaalada biyaha burco
Mr galayd

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews