berberatoday.com
Qarax Wayn Oo Ka Dhacay Hotelka SYL Ee Badhtamaha Magaalada Muqdisho
August 30, 2016 - Written by Berbera Today

02

Muqdisho(Berberatoday.com)-Ugu yaraan 22 qof ayaa ku geeriyootey qaar kale oo badana waa ku dhaawacmeen, kadib markii gaari nooca Daynaha ah lagu weeraray Hotel aan wax badan ka fogeyn Madaxtooyada Villa Somalia.

Dr. Cabdulqaadir Cabdiraxmaan Xaaji oo ah madaxa gargaarka deg-dega ah ayaa warbaahinta ux aqiijiyey in 22 qof geeriyootey kuwaas oo 6 amid ah ay yihiin dumar.

Hotelka SYL waxaa shir ku lahaa siyaasiyiinta ka soojeeda Somaliland kuwaas oo ka ahdlaayey shirka madasha dhawaan uga furmaaya Muqdisho iyo qaybsiga WasiirkaWarfaafinta, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Wasiirka Dakadaha iyo Gaadiidka Badda, Nuur Faarax Xirsi, iyo Wasiiru dowlaha Gaashaandhigga Maxamed Cali Xaga oo xilliga qaraxa hotelka ku sugnaa. Waxaa sidoo kale weerarkan ku dhaawacmey Xildhibaano iyo Suxufiyiin dhawr ah.

Weerarkan waxaa sheegtey ururka al-Shabaab, waaana weerarkii labaad oo ay ku fuliyaan gaari noociisu yahay Dayne, 21 Agoosto ayey ahayd markii gaari nooocan oo kale ah oo bom lagu xirey ay ku weerareen Suuqa Dayax ee Gaalkacyo.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews