“Nin Gudoomiye Xisbi Ka Ah Ayaa Xisbi Kale Ku Biiray,Muuse Biixi Ayaa Dabada Ka Wadda Ninkan Iska Dhigay Mulkiilaha Ucid, Shirweynaha Ayaa La Yidhi Qabsada Markaasu Racfaanka Qaatay, Wuxuu Doonaya Shir Uu Isaggu Dadka Uyeedh-yeedho”. Xildhibaan Cabdiraxman Xoog
August 31, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
“Nin Gudoomiye Xisbi ka ah ayaa xisbi kale ku biiray, Muuse Biixi ayaa Dabada ka wadda Ninkan iska dhigay Mulkiilaha Ucid, Shirweynaha ayaa la yidhi qabsada markaasu Racfaanka qaatay, wuxuu doonaya shir uu isaggu dadka u yeedh-yeedho”. Xildhibaan Cabdiraxman Xoog. waa waraysi aa du dheer ee qaybta danbe ayuu khilaafka Ucid kaga hadlay xildhibaanku.