berberatoday.com
Maareye Kuxigeenkii Cusub Ee Dekeda Berbera Oo Shaqadisii Uhoreysi Kubixiyay Wiishashkii Dekeda Berbera Inay Dhisaan Fooqyada Shirkadaha Ganacsiga Xili Uu Maareyihii Dekedu Safar Debedeed Ku Maqanyahay
August 31, 2016 - Written by Berbera Today

wish1Berbera(Berberatoday.com)-Maareye Kuxigeenka Cusub ee Dekeda Berbera dhawaan loosoo magacaabay cabdi Cabdillahi Xasan Mataan oo mudo 1o maalmooda shaqada Dekeda joogay ayaa durbatab bilaabay dhaqan aan hore uga jiri jirin Dekeda berbera isaga oo masuulkani wiishkii Dekeda ee shaqada Dekeda loogu talagalay siiyay shirkada ganacsiga dahabshiil si uu uga qeyb qaato dhismaha fooq weyn oo shirkadaas uga socda badhtamaha magaalada Berbera, waxaana saak markaliya la arkay wiishkii Dekeda berbera oo ku foogan dhismaha fooqaas oo dushiisa sare laga wado shubkii iyo agabkii kale ee lagu dhisaayay,

wish2

Wararka aanu ka helay wiishka ayaa sheegaya in Maareye Kuxigeenka Dekeda Berbera Cabdi Cabdillahi Xasan Mataan uu amarkaas uu ku shaqaynayo Wiishku juu bixiyay xili uu dalka debediisa ku maqanyahay Maareyihii Dekeda Berbera Axmed Yuusuf Dirir oo dhawaan dalka Isutaga imiraatka uraacay wafti wasiiro ah oo la sheegay inay soo dhamaystirayaan heshiiskii Dekeda Berbera lagu wareejinaayay shirkada DP World.

Maareye Kuxigeenka Cusub oo aan shaqada dekeda wax khibrada ulahayn ayaa durbaba bilaabay dhaqan aan hore uga jiri jirin Dekeda islamarkaana jabiyay qeynuunkii uyaalay Maamulka dekeda Berbera oo ahaa in aan suuqa lagu arki karin wiishashka iyo qalabyada kale ee dekeda iyaga oo ka adeegaya ama ka shaqaynaya shaqadooduna waxa ay ku koobantahay oo kaliya Dekeda iyo adeegeeda waana qeynuun uyaala maamulka Dekeda Berbera oo waligeedba lagu soo dhaqmaayay.

Masuulkan cusub ayaa durbaba dhex dabaashay mawjado shaqo xumo ah isaga oo mudo 1o maalmooda maamulka Dekeda ka shaqaynaayay.Waana Markii uhoreysay ee la arko qalabkii Dekeda Berbera oo shirkado ganacsi Dekeda debedeeda uga shaqaynaya.

 

wish3 wish4

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews