berberatoday.com
Suldaanka Waraaba utaaga ah ee saldanada ku qabsadey Suldaan xasan oo suuqa lagu faro saarey + yaase Faro saarey
August 31, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Hargeysa(Berberatoday.com)-Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in xubno kamid ah qoyska reer Suldaan ee Beel weynta Subeer Awal ay Maanta Suuqa ku Bakooradeeyeen xubin ka fallaagowday, isla markaana shaqsiyaad dano siyaasadeed lehi ku adeeganayeen Suldaan Waraabe u taag ah oo

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in xubno kamid ah qoyska reer Suldaan ee Beel weynta Subeer Awal ay Maanta Suuqa ku Bakooradeeyeen xubin ka fallaagowday, isla markaana shaqsiyaad dano siyaasadeed lehi ku adeeganayeen Suldaan Waraabe u taag ah oo hore u shaaciyey inuu yahay Suldaanka guud ee Subeer Awal.
Suldaankan Waraabe u Taaga ah ayaa isku dayey inuu Inqilaabo Saldaladan guunka ah ee Subeer Awal, inkastoo qorshuhuu ka dhicisoobay, haddana Waxa fashilmay qorshaha dhagareysnaa oo ay dabada ka wadeen cid gaar ahi.
Haddana suldaank Waraabe u taaga ahi waxanu ka hadhin qorshaha fosha xun, isagoo weli iska sheegtaa inuu Yahay suldaanka guud ee Beelweynta Subeer Awal, hase-yeeshee marar badan waxa waaniyo talooyin nasteex ah ula tagay qoyska reer suldaan yar iyo weynbaa, waxanu dheggaha ka fureystay cid kastaa oo talooyinka siisay.
Haddaba, Maanta ayey xubin adeer Rumma u ahi, Suldaankii Waraabe u taagga ahaa Bakooraad Suuqa ku Jaajabisay, waxana la sheegay inuu dhaawac fududii soo gaadhay Suldaankii Waraabe u taag ahaa, ee intaa badan loo digay.
Si kastaba ha ahaatee, waxa hore suldaanka bayaan midaysan ku horjoogsaday damaca Suldaanka Waraabe u taaga ah, Reer Garaad Boon Iyo Reer Suldaan C/Ramaan Diiriye, waxay kaga hortageen diidmo qayaxan, waxanay in badan Adeerkii Si Nasteexo Ah Ula Hadlay Isaga Oo Ka Codsaday In Uu Joojo Ceebaynta Uu Ku Hayo Sandalada Subeer-Awal.
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews