Xukuumadda Oo La Sheegay Inay Iibisay Dhismihii Xeradda Miinadda Ciidanka Booliska Somaliland
September 1, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka hawlaga Guud Gaadiidka iyo Guriyaynta Somaliland Cali Xasan Maxamed(Cali Mareexan)ayaa iibiyay dhismihii xeradda miinadda Ciidanka Booliska Somaliland taas oo dhanka galbeedk ka xigta dugsiga hoose dhexe ee alifdoon
Wasiir Cali Mareexan ayaa xeradan ka iibiyay nin beeshiisa ah oo hotel waxoogaa ah ku leh dalka jabuuti sida baligubadlemedia ilowareedyo ku heshay