Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Cali Sheekh Ibraahim Aareye oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland isla markaana laga soo doortey gobalka Salal ayaa waxaa uu sheegay in gudoomiyaha xisbiga Kulmiye aanu laheyn caqligii u yeelan lahaa ninkii dalkan madaxweyne ka doonayey