berberatoday.com
Ceel Afweyn Oo Bandoo Lagu Soo Rogay, Ciidamo Ku Wareegsan Malayshiyaadka Dagaalamaya Iyo Gaadhi Jaadle Ah Iyo Ragii Watay Oo Jabhad Beeleed Dhacday Dhaawacyona Ugaystay
September 2, 2016 - Written by Berbera Today

Ceel Afweyne(Berberatoday.com)-Dagaalkii ka socday deegaamada Hoose yimaada Gobolka Sanaag gaar ahaan Degmada Ceel aweyn ayaa wali soconaya waxaanay halkaas isku gaadhsiiyeen Maleyshiyaadka labada Beelood ee dagaalamayaa khasaare isugu jira dhaawac iyo dhimasho labada dhinacba ah waxaana la sheegay in shalay magaalada Ceel Afweyn lagu soo rogay Bandoo kadib markii laga baqay inay magaalada dhexdeeda ku dagaalamaan laba beelood ee dirirtu udhaxaysaa oo wada dagan magaaladaasi.balse ku dagaalamaya deegaamada Darar weyne Iyo Dogoble kamida deegaamada Ceel Afweyn hoos yimaada.

Waxa kaloo ay waxyeelo iyo dhac ugaysteen jabhada beeleeda kasoo jeeda Beesha Baciido gaadhi jaad sida iyo ragii watay oo laba nin ahaa kuwaas oo ay dhaawaceen kadib markii ay rasaas ku fureen iyaga oo maraaya deegaanka Ceel Midgaan oo jahada galbeed kaga beegan magaalada Ceel Afweyn waxaana la sheegay in laba kamida ragii jaadka kun sitay baabuur SURF ah dhaawac halisi soo gaadhay lagana dhacay jaadkii iyo lacag gaadhiga saarnayd, nimanka jaadlayaasha ah ayaa kasoo jeeda Beesha Galbeedka Burco gaar ahaa(Reer Caynaashe)oo kamida ganacsatada jaadka gaysa Deegaamada Gobolka Sanaag iyaga oo aan kamid ahayn jifooyinka ku dagaalamaya deegaamada Darar weyne iyo Dogoble.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews