Daawo Muuqalka”Gudida Horumarinta Gobolka Saaxil Ee Dan Iyo Duco Oo Soo Bandhigtay Waxyaabihii Uqabsoomay Mudadii Ay Xilkaasi Hayeen
September 2, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka”Gudida Horumarinta Gobolka Saaxil Ee Dan Iyo Duco Oo Soo Bandhigay Waxyaabihii Uqabsoomay Mudadii Ay Gudidadaasi Hogaaminayeen Iyo Iskuuladii ay Dhiseen Oo dhawaan La Furi Doono.