Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada warfaafinta xukuumada Somaliya Maxamed Cabdi Xaayir Maareeye ayaa waxaa uu baaq nabadeed u soo diray laba beelood oo maalintii shalay aheyd dagaal ku dhex maray deegano ka tirsan gobalka Sanaag ee Somaliland .