Hargeysa(Berberatoday.com)=Wasiirka warfaafinta iyo wacyi galinta Cismaan Cabdillahi Saxardiid(Cadaani)ayaa mar uu maanta warbaahinta madaxa banaan la hadlaayay hanjabaad iyo afxumo masuuliyada uu hayo gaf ku ah kula kacay Warbaahinta madaxa banaan ee Somaliland ka hawlgasha.
Halkan Hoose Ka Daawo Hadalka Hanjabaada Ah ee Wasiir Cadaaniga Warfaafinta