berberatoday.com
Laascanod Masuul Katirsanaa Shaqaalaha Shirkada Dahabshiil Oo Toogasho Lagu Khaarajiyay
September 2, 2016 - Written by Berbera Today

Laascanod(Berberatoday.com)-Eebe ha u naxariistee Marxuum Maxamed Xirsi Yuusuf ayay dabley ku hubeysan Bastoolad0  ku dileen Magaalada Laascaanood xilli uu ka soo baxay Salaadii Cishaha.

Ganacsadaha ayaa caawa Lagu dilay Laascaanood oo uu booqasho  ku joogey, kana soo jeeday. Sidoo kale, waxaa goobta lagu dhaawacay nin kale oo la socdey Ganacsade Siciid Cabdi Faandhe oo ay isku degaan yihiin Marxuumka.

Lama oga ilaa iyo hadda cidda sida rasmiga ah dilkaasi uga dambeeysa, waxaase hore looga warqabey in hore la isugu dayey in lagu dilo magaalada Muqdisho oo uu uga shaqayn jirey Shirkadda Dahabshiil.

Marxuumka ayaa waxa uu ahaa nin caan ah oo ay si weyn u garanayaan Dadka ku Dhaqan Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews