berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Xukumada Somaliland Oo Joojisay In Diwaan Galinta Laga Bilaabo Lixda Goobood Ee Laysku Haysto
September 2, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)- Somaliland Ayaa Ka Noqday Go’aankii Diiwaangalinta Lagu Gaynayay Lixda Goobood Ee laysku hayay Gobolka ay katirsan yihiin muranka badanina ka taagnaa maalmihii udanbeeyay oo la damacsanaa in maalinta bariya ee sabtida laga bilaabo diwaan galinta codbixiyayaasha.
Go’aankani.Ayaa Ka Danbeeyay kadib markii ay guud ahaan Xildhibaanada Golayaasha Qaranka Somaliland kaga jira Gobolada Awdal iyo Selal go, aan ay kuwada socdaan masuuliyiinta kale ee kaga jira xukumada oo uu hogaaminayo Madaxweyne kuxigeenku in aanay dib ugu soo laaban Hargeysa hadii la joojin waayo diwaan galinta goobahaas lixda ah laga bilaabayo iyaga oo ku andacoonaya in deegaamadsaasi iyagu leeyihiin sida uu dhigayo kala xadayntii lixdankii ee Gobolada Somaliland.

Taasina waxa ay keentay in habeenkii Xalay Aqalka Madaxtooyada kulan Kuwada Qaateen Komishanka Doorashooyinka,Madaxda 3-da Xisbi Qaran iyo Xukuumada Kulmiye. Sida Ay Sheegayaan Warar Ka Agdhow Aqalka Madaxtooyada.
Waxana La isla Qaatay in Komishanka Doorashooyinku Ay Maalinta Bari Ah Ee Sabtiya Ku Dhawaaqaan Go’aankaasi Dib Loogu Xayirayo Lixda Goobood Ayaa Sidoo Kale Waxa Uu imanayaa Xili Maalintii Shalay Ahayd Xildhibaanada Baarlamaanka Ugasoo Gala Gobolada Galbeedka Somaliland Uga Digeen Xukuumada in Deeganadaasi Wax Diiwaan Galina La Geeyo.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews