berberatoday.com
Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr Oo Saddex Todobaad U Xidhan Maqaal u Qoray Oo Ku Dhex Xanuunsanaya Xabsiga Hargeysa
September 4, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Warar aanu ka helayno ehellada Qoraaga weyn ee lagu xidhay Fikirkiisa oo u Maqaal ku cabiray Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr ayaa sheegayaa inay lasoo deristay xaalaad caafimaad darro, waxanay sheegeen inuu ku dhex xanuunsanaayo Saldhigga dhexe ee magaalada Hargeysa.
Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr ayaa muddo saddex todobaad ah u xidhan Fikirkiisa oo uu kusoo bandhigay Warbaahinta dalka, waxana la sheegay inay amarka lagu xidhay Qoraa sare Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr ay ka danbeeyeen masuuliyiinta Wasaarada Duulista khaasatana waxa fikirkiisaas dhibsaday Agaasimaha guud ee wasaaradda iyo maamulaha madaarka hargeysa.
Siciid maxamuud Gahayr ayaan la oggayn inuu helay daaweyn iyo sidoo kale xuquuq dhakhtarnimo.
Si kastaba ha ahaatee, tallaabada uu saddeexda todobaad ku xidhan yahay Saxafi Siciid Maxamuud Gahayr ayaa ah Fikirkiisa oo u kusoo bandhigay qoraal, iyadoo xadhigiisana ay ka dhigan tahay tacadi ka dhan ah bini aadanimada iyo cabudhin lala bartilmaameedsaday, waxana xadhigiisa ka muuqata cadowtimo shaqsiyaadka soo xidhay u qabaan abwaanka. 
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews