berberatoday.com
Madaxweyne 25 Sanadood Xukumaayay Oo Geeriyooday Oo La Sheegay Inuu Ahaa Xaafidul Quraan
September 4, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynihii dalka Usbekistan Islam Karimov oo dadiisu aheyd 78-tan ayaa geeriyooday ka dib markii uu mudo todobaada uu xanuusanaya,madaxweynahan oo la sheegay inuu xaafidul quraan ahaa.kar4
Madaxweynahan oo dalkan xukumayay mudo 25-sanadooda ayaa geeridiisa shaaca ka qaaday marwadiisa Lola Tiliyaeva.l
Madaxweynahan oo ku barbaaray agoonimo waxaa uu ku dhashay, magaalada qadiimiga ah ee Samarkand isagoo bartay cilmiga dhaqaalaha iyo farsamada injineerinka.kar1
Dalka uu Madaxweynahani ka geeriyooday waxaa uu ku yaala qaarada Aasiya oo ka goday Jamhuuriyadiii ka go,ay midowgii Soofiyetiga 1992-kiikar6
Uzbekistan waa dal ku yaala bartamaha qaarada Aasiya, waxaana uu ka mid ahaa jamhuuriyadihii ka go’ay Midowga Soofiyeeti sanadkii 1991kii.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews