Lughaya(Berberatoday.com)-Wararka shabakada Berberatoday.com ka soo gaadhaya magaalada Lughaya ayaa waxaa ay sheegayaan in taliyihii ciidanka Asluubta Somaliland Gen Maxamed Cismaan Xudhuun uu ku dhaawacmey shil gaadhi ka dib markii uu gaadhi uu saarnaa taliyuhu Qalibmey.