berberatoday.com
Taliyihii Ciidanka Asluubta Somaliland General Maxamed Cismaan Xudhuun Oo Dhaawacmay
September 4, 2016 - Written by Berbera Today

Lughaya(Berberatoday.com)-Wararka shabakada Berberatoday.com ka soo gaadhaya magaalada Lughaya ayaa waxaa ay sheegayaan in taliyihii ciidanka Asluubta Somaliland Gen Maxamed Cismaan Xudhuun uu ku dhaawacmey shil gaadhi ka dib markii uu gaadhi uu saarnaa taliyuhu Qalibmey.

Gen Xudhn

Gudoomiyaha degmada Lughaya Muddane Dixood ayaa warbaahinta arintani  xaqiijiyey waxaana uu yidhi

“Baabuurka uu watay Jananku waxa uu ka soo baxay dhinaca Lughaya, waxana uu ku socday dhinaca Boorama, waxa uu shil ku galay inta u dhaxaysa Carawayne iyo Fadhi-xun, waxana Janaral Xudhuun soo gaadhay dhaawac dhinaca Dhabarka iyo qoorta ah, sidoo kale dirawalkii baabuurka oo xaaladiisu halis tahay ayaa isaguna KOOMA ku jira, dhaawaca ayaana waxa hada loo qaadey dhinaca magaalada Boorama, ayuu yidhi Gudoomiye Dixood

Jen. Maxamed Xudhuun iyo Xubno  kale oo xukuumada ka tirsan oo ay ka mid yihiin Wasiirka Ciyaaraha, Wasiir ku xigeenka Ganacsiga, Agaasimaha Guud ee Biyaha iyo Masuuliyiin kale ayaa maalmahan u dambeeyayba ku sugnaa Lughaya.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews