berberatoday.com
Heshiis Sadex geesood ah oo lagu wareejiyay maanta dekadii Berbera iyo cawaaqib xumida ka dhalan karta
September 5, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

dp
Dubai,(Berberatoday.com)-Waxa maanta galinkii danbe heshiis sadex geesood ah qalinka kuwada duugay xukumadda Somaliland,shirkada DPWorld iyo gacanta sadexaad oo la qarinaayay oo ah Itoobiya oo qorshahani lagula wareegaayo qayb ka ah.

Heshiiskani oo la isku mari la’aa dhowrkii maalmood ee ina soo dhaafay ayaa aakhirkii waxa ay xukumadda Siilaanyo aqbashay waxii ay diidanayd oo ahaa in saamiga Itoobiya la siiyay, taasi oo markii ay diideen heshiiska gabi ahaanba loo sheegay waftiga ka socda Somaliland in hadii ay saxeexi waayaan lala sugi doono dawlada cusub ee iman doonta doorshada soo socota dhowr bilood ka dib, arintaasi oo markii danbe ay xukumadda Siilaanyo aqbashay oo ay heshiiskii sadex geesoodka ahaa sidii ku saxeexday.

Waxa hubaal ah in heshiiskani uu abuuri doono dareeno cadho leh iyo kacdoono arintaasi lagaga soo hopr jeedo, sababta oo ah ilaa hada shicibka Somaliland iyo dadka deegaanka reer Berbera marna xukumaddu runta uma ay sheegin lamana ay socdsiinin in dekadooda saami laga siinaayo dalkii wax looga soo dajinaayay, arintana waxa ay leedahay cawaaqibkooda.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews