berberatoday.com
“Boqor Raabi Umaanu Diidin In Uu Madaarka Ka Dhoofo Ee Waxaanu U Diidney In Uu Madaarka Kula Kulmo Masuulyiin Reer Somaliya Ah ” Maamulaha Madaarka Hargeysa
September 6, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay sababta ay Boqor Raabi Yuusuf Cabdillaahi oo ka mid ah madaxda dhaqanka Somaliland uga joojisay in uu soo guto waajibaadka Xajka oo dhawaan loo diiday in uu u dhoofo Xaramka.

Maamulaha Madaarka Hargeysa Maxamed Yuusuf Ismaaciil oo maanta Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Boqorku uu ka mid ahaa tiro dad ah oo dowladda Sucuudigu ay ugu deeqday dowladda Soomaaliya si ay usoo gutaan waajibaadka xajka – isla markaana ay boqorka ka hor istaageen Xajka.

Sidoo kale, Maamulaha ayaa waxa uu sheegay in boqorku uu damcay in uu madaarka dhexdiisa kula kulmo rag masuuliyiin ah oo ka tirsanaa dowladda Soomaaliya kuwaasi oo ku sugnaa gudaha madaarka Hargeysa.

https://youtu.be/9Z95hKhQeJA?t=1

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews