berberatoday.com
Wiil Xanuunka Kansarku Madaxa Ka Haleelay Oo Loo Sheegay Inuu Sadex Bilood Ka Bacdi Dhiman Doono Oo Waajibaadka Xajka Inuu Soo Guto Ku Dhaqaaqay
September 6, 2016 - Written by Berbera Today

kan1Nairobi(Berberatoday.com)-Cabdulcaziz Aadan waa 23 jir ku nool Dalka Kenya Madaxana uu kaga dhacay xanuunka Kansarka, Nasiib darose Dhakhaatiirta Dalka Hindiya oo loo geeyey ayaa Rajo xumo ka muujiyey Daaweyntiisa ayagoona sheegey (Rabbi baa Ajasha hayee ) inuu Sadex Bilood ka dib dhimanayo, wuxuu go’aansadey Walaalkeena inuu soo guto Faralka Xajka Allahna uu Caafimaad siiyo , Caawa 2da Habeenimo ayuu ka dhoofayaa Garoonka Moi International ee muslimaw soo duceeya Cabdulcaziz inuu Xanuunka Allah ka qaado.

 

kan2

Waa Maalmihii Khayrka badnaaye u ducee walaalkeen.
Xigasho: Ugaas Jeylaani

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews