Makka (Berberatoday.com)-Waxaa Dalka Sucuudiga Ku Soo dhamaystirmay Xujaydii Sannadkan soo Gudanaya Rukniga diiniga ah ee Camalka Xajka,Soomaali badan ayaa ka mid ah Martida eebbe.