berberatoday.com
Deg Deg Ah”Gudoomiye Ku Xigeenkii Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Xabsiga Loo Taxaabey Iyo Sababta Xadhigiisa
September 7, 2016 - Written by Berbera Today

keyseBurco(Berberatoday.com)-Gudoomiye  ku xigeenkii ururka suxufiyiinta  Somaliland ee SOLJA isla markaana ah suxufi ka hawl gala telefishanka madaxa banan ee Horn Cable Tv ugana soo warama magaalada Burco Saxafi Kayse Axmed Digaale ayaa  xabsiga loo taxaabey

 

Wararka  ay warbaahinta Madaxa banaani  Ka Helayso xadhiga saxafigaas ayaa waxaa la sheegayaa in uu ka danbeeyey garsoore ka hawl gala maxkamada magaalada Burco kaas oo la sheegay in uu ka cadhoodey isla markaana uu dhibsadey war uu dhawaan saxafigu ku baahiyey bartiisa Facebook .

Saxafi Kayse Axmed Digaale  ayaa waxaa uu dhawaan barta uu ku leeyahay shabakada ay bulshadu ku xidhiidho ee Facebook ku soo daabacay arin uu ku sheegay in uu mucjiso tahay isla markaana uu la kulmay taas oo  ku taxaluuqda nin garsoore ka ah magaalada Burco  oo beerka isqaba marka la eedamo kaas oo xanuunka laga jaro marka uu milix cuno oo uu sheegay in uu isagu arintaasi goob joog  u ahaa iyada oo ay ku dhacdey garsooraha

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews