berberatoday.com
Gudoomiyaha Banka Somaliland Oo Dhegaha Ka Fureystay Yeedhmada Dacwad Shaqaale Oo Maxkamada Sare Utaala
September 7, 2016 - Written by Berbera Today

Banka dhexeHargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Banka Somaliland Cabdillahi Xaaji Jaamac ayaa la sheegay in Maxkamada sare ee Somaliland ay tiraba laba jeer ujrtay samn uyeedhis kadib markii la sheegay inuu tacdi dhinac shaqada ah ku sameeyay shaqaale kamid ahaa shaqaalaha Banka Somaliland kuwaas oo intooda badan shaqada lagaga eryay sife aan sharciga waafaqsanayn oo baalmarsan.

shaqaalaha dacawada gudbiyay ayaa kudoodaya inuu gudoomiyaha banku aanu si cadaalada waafaqsan ugu xaqsoorin shaqaalaha banka Somaliland islamarkaana uu qaab qabiil ula kala macaamilo oo uu dalacsiiyo kuwa beeshiisa kasoo jeeda kuwa kale shaqadaba ka eryo hadiiba danbi lagu soo oogo ha jiro ama yaanu jirin.

Samanka Gudoomiyaha Banka la jaray ayaa yimi kadib markii ay dacwad ka dhan ah Gudoomiyaha Maxkamada sare ugudbiyteen shaqaale katirsanaa shaqaalaha banka ee gobolada dalka oo iskaashaday kuwaas oo ku doodaya in shaqada lagaga joojiyay ama laga eryay sife aan sharciga waafaqsanayn oo kasoo fulay gudoomiyaha banka kadib markii ay waraaqo been abuur ah oo dacwad ah ka gudbiyeen qaar kamida Maamulayaasha Laamaha Banka somaliland ee Gobolada Dalka.

Gudoomiyaha Banka dhexe oo samankaas uyeedhista ah loo jaray ayaa iska dheg maray oo aan ilaa hada ka xaadirin Maxkamada sare ee ay taallo dacwada shaqaalaha banka laga caydhiyay oo aan tiradooda la xusin balse la sheegay inay isaga kala yimaaden gobolada dalka iyaga oo doonaya in laga gar mariyo sababta shaqada laga joojiyay oo ay iyagu ku doodayaan inay tahay tacdi iyo mid sharciyada dalka baalmrsan.

Halkan Hoose ka akhriso samanada Maxkamada sare ujartay Gudoomiyaha Banka Somaliland ee uu Dhegaha ka furaystay;

ban2 ban1

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews