berberatoday.com
Xog Rasmiya Oo Laga Helay Heshiiskii Dekeda Berbera Lagu Wareejinayay Iyo Wasiirada Xukumada Oo Isku Mandhaafay Saamiga Itoobiya Ku Yeelan Doonto Dekeda Berbera
September 7, 2016 - Written by Berbera Today

Morgan dubauiDubai(Berberatoday.com)-Warar dheeraad oo kasoo baxay heshiiskii Somaliland iyo shirkada Dubai Ports World wada gakeen ayaa waxa ay cadaynayaan in qaar kamida Wasiirada xukumada Somaliland ay markii ugu danbaysay ee sexeexa heshiiska ee ay soo shaacbaxaday saami dawlada itoobiya yeelanayso ay wasiirada Somaliland qaarkood sida wasiirka Maaliyada Samsam Cabdi Aadan si badheedha uga hortimi arinkaas diidayna.

Wasiir Samsam waxa ay kudooday oo ay ku tiraabtay in marnaba shirkada Dp World aanay dawlad kale soo dhex galin karaynin heshiiska ay wada galeen shacbiga Somalilandna aanu ogolayn maadama oo aan dalka somaliland ahayn dal la aqoonsanyahay oo caalamka laga Ictiraafsanyahay.

Hase yeeshee waxa soo shaacbaxaday in wiilka Madaxweyne Siilanyo sodoga uyahay Baashe Morgan iyo wasiirka Madaxtooyada Maxamud Xaashi Cabdi ay jeebka kala soo baxeen khiyaamadan qaran oo ay isla ogaayeen shirkada dubai ports World.

Markii danbe waxa heshiiska lagu qoray si aan loo kala kicinin in boqolkii toban 10%  ah saami ay dawlada Itoobiya dalabanayso udaldalnaado oo sanad gudihii shuruudaha ku xidhmaya laga gun gaadho.

xogaha aanu helay waxa kaloo ay sheegayaan in lacagtii xaqul qalinka ahayd la diiday  in bixiyo ilaa la dhamaystiro heshiiska ilaa hadana aanay jirin wax lacag ah oo xaqul qalin ah oo la bixyay.

Warar kaloo aanu ka helay Golaha wakiilada Somaliland ee dhawaan heshiiska ansixiyay ayaa sheegaya inay ka biyo diideen wararka sheegaya in dawlada Itoobiya saami ku yeelato shirakada Dekeda Berbera la waregaysa, waxaanay Xildhibaanada golaha wakiilada qaarkood la sheegay inay dalbanayaan in heshiiska lala galay shirkada Dubai Ports World ee dhamayska tiran la horkeeno golaha si looga bagto madama oo wixii ay hore u ansixioyeen ahaa heshiis hordhac ah oo aan dhamsytirnayn imikana meesha uu soo galay tuhunka dawlada itoobiya la leeyahay Saami ayay ku leedahay.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews